Wednesday, August 9, 2023

Gorfeynta buuga Dear me (nafteydaay gacalo)




 











Nafetyda gacalo addii aad wax samaynayso adigo eegaya waxa ay dadku waxey dhihi donaan  markey arkaan waxaad samaynayso, uma aad samaynay wadadii saxda aheyd .

nafteydaay cabsidu waa aqonsiga in khatartu aad sareyso laakin iyada mudan markasta 

 Nafteydaay ma jirto Qurux ka fiican oo ka dhalaal fiican 
 Tan u leeyahey qofka QALBI WANAAGSAN.
 Shanina Shaikh

Qalbigayga qaaliga ahow, ha ka raali gelin inaad dareento wax aad jamatey ,Waxaad xaq u leedahay inaad dareento waxaad rabto! Waliba si Jacayl leh, 

Nafteydaay gacalo Naftaada u naxariisto Waxey samayn doonta waxa ugu fiican, Oo marka aaney ahayn, naftaada cafi marar badan taasna. Kaliya waxaad ku daweyn kartaa jacaylka nafta.


Nafteydaay gacalo Qaado wakhti aad ku nasato oo aad ka soo kabsato. Mar walba uma baahnid inaad mashquul badan tahay, adigoo si adag u riixaya naftaada. Dib u noqo oo is ogow naftaada,Waqtiyadaas is-daryeelka waxay kugu dari doonaan qiimo, tamar ujeedo, iyo hal-abuurnimo wax kasta oo aad hesho caafimaad leh,


 Nafteydaay gacalo aad u bilow inaad naftaada jeclaato in yar haba ahaate 


Nafteydaay gacalo Haddii aadan xakameynin waxaad ku fakareyso waxa hubaal ah inaadan xakameyn karin waxaad sameyneyso 


Mahadsanidiin !
Nadiira  tissue 






No comments:

Post a Comment

Nuxurka Buugga مادا يعني انتماي للاسلام

  Fathi Yakan wuxuu ahaa daaci iyo siyaasi caan ah oo u dhashay dalka Lubnaan.Wuxuu ka mid ahaa aasaasayaashii dhaqdhaqaaqa Islaamiga ee Lub...